Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jadeerwaco

(-cday, -catay)
Falg3

Macnaha

1. Meel dheer socod ku tegid. 2. Wax diidid.

Erayo la-mid ah

jadeecoCudur lays qaadsiiyo oo badanaa carruurta ku dhaca; wuxuu le…jadeecoCudur aad la isu qaadsiiyo oo uu keeno fiirus, wuxuu u badan…jadeemidld jadeemad.jadeen1. Cida bahallada qaarkood sida libaaxa iwm. 2. Reen.jadeen1. Bahal libaax iwm reemid. 2. Nafley taahid.jadeer1. (bot.) Nooc ka mid ah geedgaabka oo laamo dhuudhuuban iyo…jadeerwac1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggola…jadeerwac1. Meel aad u fog aadid. 2. Wax diidid. 3. Cid u jixinjixid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms