Qaamuuska Asalka
jadeer
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (bot.) Nooc ka mid ah geedgaabka oo laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo aan qodax lahayn. 2. Socod dheer.
Erayo la-mid ah
jadeecoCudur lays qaadsiiyo oo badanaa carruurta ku dhaca; wuxuu le…jadeecoCudur aad la isu qaadsiiyo oo uu keeno fiirus, wuxuu u badan…jadeemidld jadeemad.jadeen1. Cida bahallada qaarkood sida libaaxa iwm. 2. Reen.jadeen1. Bahal libaax iwm reemid. 2. Nafley taahid.jadeerwac1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggola…jadeerwac1. Meel aad u fog aadid. 2. Wax diidid. 3. Cid u jixinjixid.jadeerwacashold jadeerwacad.

