Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jadeeco

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Cudur lays qaadsiiyo oo badanaa carruurta ku dhaca; wuxuu leeyahay qandho kulul iyo qumankoo barara oogadana waxaa ka soo yaaca nabarro iyo finan badan.

Erayo la-mid ah

jadeemidld jadeemad.jadeen1. Cida bahallada qaarkood sida libaaxa iwm. 2. Reen.jadeen1. Bahal libaax iwm reemid. 2. Nafley taahid.jadeer1. (bot.) Nooc ka mid ah geedgaabka oo laamo dhuudhuuban iyo…jadeerwac1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggola…jadeerwac1. Meel aad u fog aadid. 2. Wax diidid. 3. Cid u jixinjixid.jadeerwacashold jadeerwacad.jadeerwaco1. Meel dheer socod ku tegid. 2. Wax diidid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms