Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jadeerwac

MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggolaansho la'aan. 3. Naxariis, jixinjix.

Erayo la-mid ah

jadeecoCudur lays qaadsiiyo oo badanaa carruurta ku dhaca; wuxuu le…jadeecoCudur aad la isu qaadsiiyo oo uu keeno fiirus, wuxuu u badan…jadeemidld jadeemad.jadeen1. Cida bahallada qaarkood sida libaaxa iwm. 2. Reen.jadeen1. Bahal libaax iwm reemid. 2. Nafley taahid.jadeer1. (bot.) Nooc ka mid ah geedgaabka oo laamo dhuudhuuban iyo…jadeerwacashold jadeerwacad.jadeerwaco1. Meel dheer socod ku tegid. 2. Wax diidid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms