Qaamuuska Asalka

insaym

(-myo, m.dh)
MagacLafdheeri

(baay.) Borotiin u dhaqma sida dedejiyaha marka ay dhacayaan falgallada bayokimikeed. Insaym kasta waxa uu goonni u yahay falgal gaar ah ama koox falgalladoodu ay isku mid yihiin.

Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.