Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

insaan

MagacLafdheerikh

Macnaha

I. ah: qof raxmad badan, oo hab wanaagsan dadka kula dhaqma.

Erayo la-mid ah

insaaniyadDabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaani…insaaraxU soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi.…insaaraxDhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax².insaarixiHilow muujis (lo'). ld ansarixi.insaarixidld ansaa-rixid.insaarixinld ansaa-rixin.insaykolobiidiyaBuug culuunta guud ama maadda gaar ahi ay ku qorantahay oo s…insaym(baay.) Borotiin u dhaqma sida dedejiyaha marka ay dhacayaan…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms