Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

insaykolobiidiya

(-ayaal, m.l/dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Buug culuunta guud ama maadda gaar ahi ay ku qorantahay oo sida ay xarfaha isu xigaan loo habeeyey.

Erayo la-mid ah

insaanI. ah: qof raxmad badan, oo hab wanaagsan dadka kula dhaqma.insaaniyadDabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaani…insaaraxU soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi.…insaaraxDhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax².insaarixiHilow muujis (lo'). ld ansarixi.insaarixidld ansaa-rixid.insaarixinld ansaa-rixin.insaym(baay.) Borotiin u dhaqma sida dedejiyaha marka ay dhacayaan…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms