Qaamuuska Asalka
insaarax
MagacDhexdhexaad
Macnaha
U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax¹, araasi¹.
Erayo la-mid ah
insaanI. ah: qof raxmad badan, oo hab wanaagsan dadka kula dhaqma.insaaniyadDabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaani…insaarixiHilow muujis (lo'). ld ansarixi.insaarixidld ansaa-rixid.insaarixinld ansaa-rixin.insaykolobiidiyaBuug culuunta guud ama maadda gaar ahi ay ku qorantahay oo s…insaym(baay.) Borotiin u dhaqma sida dedejiyaha marka ay dhacayaan…

