Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

illowse


Macnaha

xi. Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illowse miro kama guran”. ld illayse.

Erayo la-mid ah

illoKabo gashasho.illoobidld illaawid, illaabid.illowXasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.illowWax hore loo yiqiin xasuusan waayid.illowsanCid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.illowsanaanld illowsanaansho.illowsanaansho/dh ld illowsanaan.illowsiiQof wax uu xasuusnaa maskaxdiisa ka saarid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms