Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

illowsan

(-naa, -nayd)
Falg4

Macnaha

Cid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.

Erayo la-mid ah

illoKabo gashasho.illoobidld illaawid, illaabid.illowXasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.illowWax hore loo yiqiin xasuusan waayid.illowsanaanld illowsanaansho.illowsanaansho/dh ld illowsanaan.illowsexi. Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illow…illowsiiQof wax uu xasuusnaa maskaxdiisa ka saarid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms