Qaamuuska Asalka
illo
(-laday, -latay)Falg3
Macnaha
Kabo gashasho.
Erayo la-mid ah
illoobidld illaawid, illaabid.illowXasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.illowWax hore loo yiqiin xasuusan waayid.illowsanCid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.illowsanaanld illowsanaansho.illowsanaansho/dh ld illowsanaan.illowsexi. Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illow…illowsiiQof wax uu xasuusnaa maskaxdiisa ka saarid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
