Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

illow

MagacLafdheeri

Macnaha

Xasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.

Erayo la-mid ah

illoKabo gashasho.illoobidld illaawid, illaabid.illowsanCid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.illowsanaanld illowsanaansho.illowsanaansho/dh ld illowsanaan.illowsexi. Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illow…illowsiiQof wax uu xasuusnaa maskaxdiisa ka saarid.illowsiinld illowsiis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms