Qaamuuska Asalka
ijaaso
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Idan, fasax. 2. Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu siiyo xertiisa qaarkeed.
Erayo la-mid ah
ijaabYeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.ijaaboAqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.ijaar1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I.…ijaarGuri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah ug…ijaaranWax cidi ijaaratay ahaansho (baabur, guri iwm)ijaarnaanld ijaarnaansho.ijaarnaansho/dh ld ijaarnaan.ijaaroGuri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho.

