Qaamuuska Asalka
ijaaro
(-rtay, -ratay)Falg3
Macnaha
Guri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho.
Erayo la-mid ah
ijaabYeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.ijaaboAqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.ijaar1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I.…ijaarGuri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah ug…ijaaranWax cidi ijaaratay ahaansho (baabur, guri iwm)ijaarnaanld ijaarnaansho.ijaarnaansho/dh ld ijaarnaan.ijaaso1. Idan, fasax. 2. Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu s…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
