Qaamuuska Asalka
ijaab
(-bay, -btay)Falg1
Macnaha
Yeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.
Erayo la-mid ah
ijaaboAqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.ijaar1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I.…ijaarGuri, baabuur, iwm cidda isticmaalaysa lacag si joogto ah ug…ijaaranWax cidi ijaaratay ahaansho (baabur, guri iwm)ijaarnaanld ijaarnaansho.ijaarnaansho/dh ld ijaarnaan.ijaaroGuri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho.ijaaso1. Idan, fasax. 2. Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu s…

