Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ijaar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro¹.

Erayo la-mid ah

ijaabYeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.ijaaboAqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.ijaaranWax cidi ijaaratay ahaansho (baabur, guri iwm)ijaarnaanld ijaarnaansho.ijaarnaansho/dh ld ijaarnaan.ijaaroGuri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho.ijaaso1. Idan, fasax. 2. Aqoonsi diimeed ee uu sheekha dariiqadu s…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms