Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ibagurayo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Bararka naasaha geela marka si xun loo maro ay bararaan.

Erayo la-mid ah

ibagorayeeHal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga marid.ibagorayeysanWax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).ibagorayeysnaanld ibagorayeysnaansho.ibagorayeysnaansho/dh ld ibagorayeysnaan.ibagorayoMaridda hal irmaan si candhada ka bararisa loo maro.ibagujeeHal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxi…ibagujoSalaaxidda neef geel ah oo irmaan naasaha laga salaaxo si uu…ibaguryeeHal si xun loo maray nasaaha ka bararid.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms