Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ibagorayee

(-yeeyay, -yeysay)
Falmg2

Macnaha

Hal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga marid.

Erayo la-mid ah

ibagorayeysanWax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).ibagorayeysnaanld ibagorayeysnaansho.ibagorayeysnaansho/dh ld ibagorayeysnaan.ibagorayoMaridda hal irmaan si candhada ka bararisa loo maro.ibagujeeHal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxi…ibagujoSalaaxidda neef geel ah oo irmaan naasaha laga salaaxo si uu…ibagurayoBararka naasaha geela marka si xun loo maro ay bararaan.ibaguryeeHal si xun loo maray nasaaha ka bararid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms