Qaamuuska Asalka
ibagujee
(-jeeyay, -jeysay)Falg2
Macnaha
Hal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxid.
Erayo la-mid ah
ibagorayeeHal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga marid.ibagorayeysanWax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).ibagorayeysnaanld ibagorayeysnaansho.ibagorayeysnaansho/dh ld ibagorayeysnaan.ibagorayoMaridda hal irmaan si candhada ka bararisa loo maro.ibagujoSalaaxidda neef geel ah oo irmaan naasaha laga salaaxo si uu…ibagurayoBararka naasaha geela marka si xun loo maro ay bararaan.ibaguryeeHal si xun loo maray nasaaha ka bararid.

