Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ibagujo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Salaaxidda neef geel ah oo irmaan naasaha laga salaaxo si uu u godlado.

Erayo la-mid ah

ibagorayeeHal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga marid.ibagorayeysanWax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).ibagorayeysnaanld ibagorayeysnaansho.ibagorayeysnaansho/dh ld ibagorayeysnaan.ibagorayoMaridda hal irmaan si candhada ka bararisa loo maro.ibagujeeHal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxi…ibagurayoBararka naasaha geela marka si xun loo maro ay bararaan.ibaguryeeHal si xun loo maray nasaaha ka bararid.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms