Qaamuuska Asalka
ib
(-bo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dalool yar oo naasaha caaraddooda ku yaal oo aycaanuhu ka soo baxaan. 2. Dalool ku yaal xubinta taranka laboodka oo ay kaadidu ka soo baxdo. 3. Dhuun yar oo xanjo ka samaysan oo dhurduhu u maro surta.
Erayo la-mid ah
ibadabooleCudur ibta naasaha xoolaha ku dhaca oo caanaha ku celiya. ld…ibagorayeeHal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga marid.ibagorayeysanWax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).ibagorayeysnaanld ibagorayeysnaansho.ibagorayeysnaansho/dh ld ibagorayeysnaan.ibagorayoMaridda hal irmaan si candhada ka bararisa loo maro.ibagujeeHal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxi…ibagujoSalaaxidda neef geel ah oo irmaan naasaha laga salaaxo si uu…

