Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

i

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xarafka sagaalaad ee alifka soomalida.

Erayo la-mid ah

ib1. Dalool yar oo naasaha caaraddooda ku yaal oo aycaanuhu ka…ibadabooleCudur ibta naasaha xoolaha ku dhaca oo caanaha ku celiya. ld…ibagorayeeHal irmaan si aan wanaagsanayn naasaha uga marid.ibagorayeysanWax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).ibagorayeysnaanld ibagorayeysnaansho.ibagorayeysnaansho/dh ld ibagorayeysnaan.ibagorayoMaridda hal irmaan si candhada ka bararisa loo maro.ibagujeeHal irmaan si ay u godlato naasaha si tartiib ah uga salaaxi…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms