Qaamuuska Asalka
hooso
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dhis yar oo la harsado. 2. Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
Erayo la-mid ah
hoosShey if ku qabtay oo ilees-ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.hoosWax har u yeelid.hoosMeel ay wax kale ka sarreeyaan.hoos-carreedLakab walxo ah oo hoos yaal carro rumeedka, ama carrada kore…hoos-u-dhacXilli waddan dhaqaalihiisu uu hoos u dhaco, dhinaca wax soo …hoosaas1. Hoos sameyn. 2. Hiillo la qarinayo. 3. Daruur roob.hoosaasi1. Wax hoos u yeelid. 2. Cid u garab-goroyeyn.hoosaharreDulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo mee…

