Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hoos-u-dhac

(dhaq.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Xilli waddan dhaqaalihiisu uu hoos u dhaco, dhinaca wax soo saarka, beeraha, warshadaha, taaso ay keento hoos u dhac qiimaha lacagta, iyo shaqo la'aan.

Erayo la-mid ah

hoosShey if ku qabtay oo ilees-ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.hoosMeel ay wax kale ka sarreeyaan.hoosWax har u yeelid.hoos-carreedLakab walxo ah oo hoos yaal carro rumeedka, ama carrada kore…hoosaas1. Hoos sameyn. 2. Hiillo la qarinayo. 3. Daruur roob.hoosaasi1. Wax hoos u yeelid. 2. Cid u garab-goroyeyn.hoosaharreDulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo mee…hoosaysii/mg2 (-iiyay, -iisay) Ka h.: wax, wax kale ka hoos marin.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms