Qaamuuska Asalka
hoosaharre
(-rayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badan yihiin; hooskuhar. ld hooskuhar.
Erayo la-mid ah
hoosWax har u yeelid.hoosShey if ku qabtay oo ilees-ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.hoosMeel ay wax kale ka sarreeyaan.hoos-carreedLakab walxo ah oo hoos yaal carro rumeedka, ama carrada kore…hoos-u-dhacXilli waddan dhaqaalihiisu uu hoos u dhaco, dhinaca wax soo …hoosaas1. Hoos sameyn. 2. Hiillo la qarinayo. 3. Daruur roob.hoosaasi1. Wax hoos u yeelid. 2. Cid u garab-goroyeyn.hoosaysii/mg2 (-iiyay, -iisay) Ka h.: wax, wax kale ka hoos marin.

