Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hoos

(-sas, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Shey if ku qabtay oo ilees-ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.

Erayo la-mid ah

hoos-carreedLakab walxo ah oo hoos yaal carro rumeedka, ama carrada kore…hoos-u-dhacXilli waddan dhaqaalihiisu uu hoos u dhaco, dhinaca wax soo …hoosaas1. Hoos sameyn. 2. Hiillo la qarinayo. 3. Daruur roob.hoosaasi1. Wax hoos u yeelid. 2. Cid u garab-goroyeyn.hoosaharreDulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo mee…hoosaysii/mg2 (-iiyay, -iisay) Ka h.: wax, wax kale ka hoos marin.hoosdadabH. ah: caws, raro iwm geed ama aqal hoos looga duggaaliyo.hoosdalooloIin wax yeeshaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms