Qaamuuska Asalka
hoorrimaad
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Inta uu da'ayo roob curtay. 2. Tifqidda muddo hoore tifqayo. 3. ld hoorid.
Erayo la-mid ah
hoor1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.hoorWejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu…hoor1. Roob di'id. 2. Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.hoori/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid. 2…hooridld hoorrimaad.hoorinld hooris.hooromoon(c.nafl.) Walax loo soo saaro loona dhiiqiyo xaddi yar iyada…hoorri1. Aqal Soomaali. 2. Qof aad u madow. 3. Dabayl kulul.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
