Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hoorri

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Aqal Soomaali. 2. Qof aad u madow. 3. Dabayl kulul.

Erayo la-mid ah

hoor1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.hoorWejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu…hoor1. Roob di'id. 2. Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.hoori/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid. 2…hooridld hoorrimaad.hoorinld hooris.hooromoon(c.nafl.) Walax loo soo saaro loona dhiiqiyo xaddi yar iyada…hoorrimaad1. Inta uu da'ayo roob curtay. 2. Tifqidda muddo hoore tifqa…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms