Qaamuuska Asalka
hooromoon
(-nooyin, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Walax loo soo saaro loona dhiiqiyo xaddi yar iyada oo qulqulka dhiigga ku dhiiqiyo qanjirka mariinla'aha ama unug dareen wade gaar ah. Waxa uu joogteeyaa koritaanka ama shaqada nudo ama organno goonni ah oo jidhka ka mid ah.
Erayo la-mid ah
hoor1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.hoorWejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu…hoor1. Roob di'id. 2. Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.hoori/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid. 2…hooridld hoorrimaad.hoorinld hooris.hoorri1. Aqal Soomaali. 2. Qof aad u madow. 3. Dabayl kulul.hoorrimaad1. Inta uu da'ayo roob curtay. 2. Tifqidda muddo hoore tifqa…

