Qaamuuska Asalka
hoori
FalGoobjoog
Macnaha
/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid. 2. (f.g) Hees iwm cid la jiibin. 3. (f.g) Wax fiirin. 4. (f.mg) Ka h.: hoore weel ku jira ka wada shubid.
Erayo la-mid ah
hoor1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.hoorWejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu…hoor1. Roob di'id. 2. Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.hooridld hoorrimaad.hoorinld hooris.hooromoon(c.nafl.) Walax loo soo saaro loona dhiiqiyo xaddi yar iyada…hoorri1. Aqal Soomaali. 2. Qof aad u madow. 3. Dabayl kulul.hoorrimaad1. Inta uu da'ayo roob curtay. 2. Tifqidda muddo hoore tifqa…

