Qaamuuska Asalka
holac-xuub-ubuceed
(-cyo ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Halaamacoodka xuubka ubacda. Infekshinka Iaad ee xuubka waxa keena baktiiriya dhiigga la socda, sida: bleeumokooko, baktiiriyada qaaxada, iwm. Astamo: xanuun ku faafsan uurkujirtada, qandho, iyo culeyska jirka oo is dhima. Biyo ayaa xuubka fariisan kara ama infekshinka ayaa sii kordhiya uur biyood horay u jiray. Infekshinka 2aad xuubka waxa keena dalooshamid ama dillac ka dhaca xubin ka mid ah uurkujirtada xubnaheeda - sida boog xiidmeed, qabsin waxaana u sabab ah soo gelitaanka jeermi iyo dhacaanka xubnaha uurkujirtada oo waxyeelleya xuubkaas.
Erayo la-mid ah
holacKulayl; dab; olol; holoc.holacXaalad cudur oo ka timaadda falgal jirku kaga hortagayo dhib…holac-cad-hunguri(daaw.) Halaamacood hunguriga cad oo neeftu marto sida badan…holac-dulul(daaw.) Halaamacoodka mid ama ka badan ee dulalka agagaarka …holac-kaadihays(daaw.) Halaamacoodka kaadihaysta, inta badan waxa keena bak…holac-kaadimareen(daaw.) Halaamacoodka kaadi mareenka cadkiisa hore, waxaana …holac-kiishyaro(daaw.) Halaamacoodka kiish yar oo ka sameysma hunguriga iyo…holac-qabsiinood(daaw.) Jirrada ama h. q. oo astaanta ugu horreysa ay tahay …

