Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

holac-kaadihays

(-cyo .., m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(daaw.) Halaamacoodka kaadihaysta, inta badan waxa keena baktiiriyada “escherichia coli”. Astaamo: kaadirabid badan, kaadi gubid iwm.

Erayo la-mid ah

holacKulayl; dab; olol; holoc.holacXaalad cudur oo ka timaadda falgal jirku kaga hortagayo dhib…holac-cad-hunguri(daaw.) Halaamacood hunguriga cad oo neeftu marto sida badan…holac-dulul(daaw.) Halaamacoodka mid ama ka badan ee dulalka agagaarka …holac-kaadimareen(daaw.) Halaamacoodka kaadi mareenka cadkiisa hore, waxaana …holac-kiishyaro(daaw.) Halaamacoodka kiish yar oo ka sameysma hunguriga iyo…holac-qabsiinood(daaw.) Jirrada ama h. q. oo astaanta ugu horreysa ay tahay …holac-xuub-ubuceed(daaw.) Halaamacoodka xuubka ubacda. Infekshinka Iaad ee xuu…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms