Qaamuuska Asalka
holac-kiishyaro
(-cyo ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Halaamacoodka kiish yar oo ka sameysma hunguriga iyo xiidmaha. Marka ay xiidmaha ka sameysmanto waxay keentaa; xanuun uurkujirtada hoose, shuban ama calool joogsi.
Erayo la-mid ah
holacKulayl; dab; olol; holoc.holacXaalad cudur oo ka timaadda falgal jirku kaga hortagayo dhib…holac-cad-hunguri(daaw.) Halaamacood hunguriga cad oo neeftu marto sida badan…holac-dulul(daaw.) Halaamacoodka mid ama ka badan ee dulalka agagaarka …holac-kaadihays(daaw.) Halaamacoodka kaadihaysta, inta badan waxa keena bak…holac-kaadimareen(daaw.) Halaamacoodka kaadi mareenka cadkiisa hore, waxaana …holac-qabsiinood(daaw.) Jirrada ama h. q. oo astaanta ugu horreysa ay tahay …holac-xuub-ubuceed(daaw.) Halaamacoodka xuubka ubacda. Infekshinka Iaad ee xuu…

