Qaamuuska Asalka
holac-kaadimareen
(-cyo .., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Halaamacoodka kaadi mareenka cadkiisa hore, waxaana sida badan keena jabti (specific urethritis), ama infekshin ka yimaada cudurrada galmada (nonspecific urethritis).
Erayo la-mid ah
holacKulayl; dab; olol; holoc.holacXaalad cudur oo ka timaadda falgal jirku kaga hortagayo dhibā¦holac-cad-hunguri(daaw.) Halaamacood hunguriga cad oo neeftu marto sida badanā¦holac-dulul(daaw.) Halaamacoodka mid ama ka badan ee dulalka agagaarka ā¦holac-kaadihays(daaw.) Halaamacoodka kaadihaysta, inta badan waxa keena bakā¦holac-kiishyaro(daaw.) Halaamacoodka kiish yar oo ka sameysma hunguriga iyoā¦holac-qabsiinood(daaw.) Jirrada ama h. q. oo astaanta ugu horreysa ay tahay ā¦holac-xuub-ubuceed(daaw.) Halaamacoodka xuubka ubacda. Infekshinka Iaad ee xuuā¦

