Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hardi

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Madaxa oo wax lagu dhufto. ld herti¹.

Erayo la-mid ah

hardaf1. Nooc orodka fardaha ka mid ah. 2. ld hardafid.hardafSi hardaf ah u ordid.hardafiSi hardaf ah faras u ordisiin.hardafidld hardaf¹ (2).hardamidld hardan¹, hertamid, hertan¹.hardanIsku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardami…hardanLaba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan².hardiyidld haratin, hardin, hertin.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms