Qaamuuska Asalka
hardan
MagacLafdheeri
Macnaha
Isku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardamid.
Erayo la-mid ah
hardaf1. Nooc orodka fardaha ka mid ah. 2. ld hardafid.hardafSi hardaf ah u ordid.hardafiSi hardaf ah faras u ordisiin.hardafidld hardaf¹ (2).hardamidld hardan¹, hertamid, hertan¹.hardiMadaxa oo wax lagu dhufto. ld herti¹.hardi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Madaxa ku dagaalamid. ld haratiā¦hardiyidld haratin, hardin, hertin.

