Qaamuuska Asalka
hardafi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Si hardaf ah faras u ordisiin.
Erayo la-mid ah
hardaf1. Nooc orodka fardaha ka mid ah. 2. ld hardafid.hardafSi hardaf ah u ordid.hardafidld hardaf¹ (2).hardamidld hardan¹, hertamid, hertan¹.hardanIsku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardamiā¦hardanLaba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan².hardiMadaxa oo wax lagu dhufto. ld herti¹.hardi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Madaxa ku dagaalamid. ld haratiā¦
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
