Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hardaf

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Nooc orodka fardaha ka mid ah. 2. ld hardafid.

Erayo la-mid ah

hardafiSi hardaf ah faras u ordisiin.hardafidld hardaf¹ (2).hardamidld hardan¹, hertamid, hertan¹.hardanIsku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardami…hardanLaba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan².hardiMadaxa oo wax lagu dhufto. ld herti¹.hardi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Madaxa ku dagaalamid. ld harati…hardiyidld haratin, hardin, hertin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms