Qaamuuska Asalka
hanti-abuurad
MagacLafdheeri
Macnaha
Aruursashada hanti ah. ld hanti-abuursasho.
Erayo la-mid ah
hantaaqmeel cidla ah oo halis ah.hantaaqaynld hataaqayn, hintaaqayn, nitaaqayn.hantaaqee1. Qof hantaarurrayn. 2. Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee,…hantaaqo1. Turaanturro. 2. Wax lagu turaanturroodo. 3. Dhibaato. ld …hantaaqooHantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.hantaaqoodld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.hantaatacHadal aan milgo lahayn sheegid.hantaatacHadal aan milgo lahayn. ld hantatac¹.

