Erayo la-mid ah
hanqaaran1. Luggooyo. 2. ld han-qaarmid.hanqaaranQof hankaagsan noqosho. ld hanqaran².hanqaare1. Xiiqid. 2. Qalbijab. 3. Wax si aan habboonayn loo qaado.hanqaarmidld hanqaaran¹, hanqaran¹, hanqarmid.hanqabtiridld haqabtir¹.hanqajiQof u caga-jugleyn.hanqajinld hanqajis.hanqalQaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa. ld…

