Qaamuuska Asalka
hanqabtirid
MagacDhexdhexaad
Macnaha
ld haqabtir¹.
Erayo la-mid ah
hanqaaran1. Luggooyo. 2. ld han-qaarmid.hanqaaranQof hankaagsan noqosho. ld hanqaran².hanqaare1. Xiiqid. 2. Qalbijab. 3. Wax si aan habboonayn loo qaado.hanqaarmidld hanqaaran¹, hanqaran¹, hanqarmid.hanqajiQof u caga-jugleyn.hanqajinld hanqajis.hanqalQaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa. ld…hanqalaalDaloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.

