Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hanqaare

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xiiqid. 2. Qalbijab. 3. Wax si aan habboonayn loo qaado.

Erayo la-mid ah

hanqaaran1. Luggooyo. 2. ld han-qaarmid.hanqaaranQof hankaagsan noqosho. ld hanqaran².hanqaarmidld hanqaaran¹, hanqaran¹, hanqarmid.hanqabtiridld haqabtir¹.hanqajiQof u caga-jugleyn.hanqajinld hanqajis.hanqalQaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa. ld…hanqalaalDaloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms