Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hanqal

MagacLafdheeri

Macnaha

Qaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa. ld hangal¹.

Erayo la-mid ah

hanqaaran1. Luggooyo. 2. ld han-qaarmid.hanqaaranQof hankaagsan noqosho. ld hanqaran².hanqaare1. Xiiqid. 2. Qalbijab. 3. Wax si aan habboonayn loo qaado.hanqaarmidld hanqaaran¹, hanqaran¹, hanqarmid.hanqabtiridld haqabtir¹.hanqajiQof u caga-jugleyn.hanqajinld hanqajis.hanqalaalDaloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms