Qaamuuska Asalka
hangaraarac
MagacLafdheeri
Macnaha
Cayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girgiro, midabkiisuna yahay madow. ld hanqaraarac.
Erayo la-mid ah
hangaaguryoCanaan kulul. ld hangaaggurro.hangaggurree1. Canaan kulul cid u jeedin. 2. Qof si sir ah u waxyeellayn…hangaggurreynld hangaggurro.hangaggurro1. Canaan kulul oo cid loo jeediyo. 2. Si qarsoodi ah oo cid…hangalMaro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay…hangalleOrod hal lug lagu ordo.hangalleeHangalle samayn.hangalleynld hangalleys.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
