Qaamuuska Asalka
hangaggurro
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Canaan kulul oo cid loo jeediyo. 2. Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.
Erayo la-mid ah
hangaaguryoCanaan kulul. ld hangaaggurro.hangaggurree1. Canaan kulul cid u jeedin. 2. Qof si sir ah u waxyeellayn…hangaggurreynld hangaggurro.hangalMaro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay…hangalleOrod hal lug lagu ordo.hangalleeHangalle samayn.hangalleynld hangalleys.hangaraaracCayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girg…

