Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hangalle

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Orod hal lug lagu ordo.

Erayo la-mid ah

hangaaguryoCanaan kulul. ld hangaaggurro.hangaggurree1. Canaan kulul cid u jeedin. 2. Qof si sir ah u waxyeellayn…hangaggurreynld hangaggurro.hangaggurro1. Canaan kulul oo cid loo jeediyo. 2. Si qarsoodi ah oo cid…hangalMaro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay…hangalleeHangalle samayn.hangalleynld hangalleys.hangaraaracCayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girg…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms