Qaamuuska Asalka
hangallee
(-leeyay, -leysay)Falmg2
Macnaha
Hangalle samayn.
Erayo la-mid ah
hangaaguryoCanaan kulul. ld hangaaggurro.hangaggurree1. Canaan kulul cid u jeedin. 2. Qof si sir ah u waxyeellayn…hangaggurreynld hangaggurro.hangaggurro1. Canaan kulul oo cid loo jeediyo. 2. Si qarsoodi ah oo cid…hangalMaro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay…hangalleOrod hal lug lagu ordo.hangalleynld hangalleys.hangaraaracCayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girg…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
