Erayo la-mid ah
hanfaafurraysashold hanfaafurraysad, hanfaafuraaysi.hanfaafurraysoCunto yar qadada ama cashada ka hor sii cunid.hanfaafuryoCunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafur…hanfadIllaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. l…hanfadKa h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld h…hanfadeQof illow-shiinyo badan oo fududhanfariirArgaggax; didmo; sas. ld anfariir¹.hanfariirBixid, argagixid. ld anfariir².

