Qaamuuska Asalka
handad
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld haddidid. 3. ld handadid.
Erayo la-mid ah
handaawadUbbo tolay ah oo weesada lagu qaato.handabo/dh Xaalad nafsaani ah oo qofka ku qasabta waxa uu jecelyaha…handadaadCabsi gelin cid loo gaysto. ld haddidid.handadiCid sasin. ld hanfadi.handadid1. ld handad ¹, hanfadid. eeg handad². 2. ld haddidid.handadinld hanfadin.handaraabBir albaabada lagu qataaro qufulkana lagu xiro.handaraabAlbaab handaraab gelin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
