Qaamuuska Asalka
handadin
MagacLafdheeri
Macnaha
ld hanfadin.
Erayo la-mid ah
handaawadUbbo tolay ah oo weesada lagu qaato.handabo/dh Xaalad nafsaani ah oo qofka ku qasabta waxa uu jecelyaha…handad1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld…handad/mg1 (-day, -dday) 1. (f.g) Qof u cagajuglayn. 2. (f.mg) Boo…handadaadCabsi gelin cid loo gaysto. ld haddidid.handadiCid sasin. ld hanfadi.handadid1. ld handad ¹, hanfadid. eeg handad². 2. ld haddidid.handaraabBir albaabada lagu qataaro qufulkana lagu xiro.

